Daawo Live :- Rag ISIS Oo la Gowracey

Daawo Live :- Rag ISIS Oo la Gowracey

daajis.com:- Xoogaga Jeyshul Al-islaam ayaa soo bandhigay muuqaal ay qoorta kaga jarayaan 18-nin oo daacish ah,waxeyna kaga jawaabayeen dilkii maalimo ka hor ay Daacish ku sameysay 12-ruux oo ka tirsan xoogaga Jeysul Al-islaam.

ciidama Jeyshul Al-islaam ayaa si layaab leh usoo duubey muuqaalkaan waxey gashteen dharka ay daacish  ugaliso  dadka ay gowraceyso waxeyna u galiyeen dharka ay dadka ku gowracaan.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada