DAAWO: Maxamed Cadow oo Warbixin Xasaasi ah ka diyaariyey Booqashada Obama ee dalka Ethiopia

DAAWO: Maxamed Cadow oo Warbixin Xasaasi ah ka diyaariyey Booqashada Obama ee dalka Ethiopia

daajis.com:- Wariyaha Somaliyed ee ka Howgala Tv-ga Al jazeera ayaa soo tabiyey in dalka Ethiopia uu ku Liito Ku Tumashada Xaquuqda Aadanaha iyo Sidoo kale Xaalada Adag oo ka taagan cadaalada la’aanta doorashooyinka dalkaas ka dhacay bil ka hor wuxuuxa Muuqaalo kasoo tabiyey Wariyaal reer itoobiya oo ka cabanaya dhibaatada.

Wariyaha ayaa warsaday dad shaqsiyaad ah kuwaas oo sheegay in xaalad adag ay kala kulmaan Xabsiyada kuyaala Ethiopia sidoo kale Dowladdu ay iska indho tirto dhibaatada ay Ciidamadu ku hayaan iyo xadgudubka Xuquuqada Aadamaha eek a jirta gudaha dalka Ethiopia.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:05 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada