DAAWO: Sida Turkiga uu Dib u habayn Ugu Suubinayo Dekedda Magaalada Muqdisho (VIDEO)

DAAWO: Sida Turkiga uu Dib u habayn Ugu Suubinayo Dekedda Magaalada Muqdisho (VIDEO)

daajis.com:- Shirkadda gacanta ku haysa dekkedda magaalada Muqdisho ayaa waxa ay soo bandhigtay Video ku tusaya sida shirkaddani ay dib u habayn ugu suubin doonto Dakedda ugu wayn dalka.

Shirkadda Albayrak ayaa bilowgii sanadkii 2014 la wareegtay gacan ku haynta Dakedda, iyadoo markaasi balanqaaday inay dib u habayn ku suubin doonto Dekedda, keeni doontana qalab casri ah oo fududayn doona howlada Dakedda.




Shirkaddan ayaa waxay bishii November 2014 ay shaacisay inay dowladda u soo xaraysay daqli farabadan oo gaaraya 1,5 milyan & bar taasoo ahayd lacagtii ka soo xarootay Dekedda Muqdisho tii ugu badnayd oo gacanta Dowladda soo gasha.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada