Daawo:- waa Sheekada ugu hadal heynta badan dalka Kenya [Ha TaaBan Gaariga OBAMA]

Daawo:- waa Sheekada ugu hadal heynta badan dalka Kenya [Ha TaaBan Gaariga OBAMA]

daajis.com:- Iyadoo madaxweynaha dalka Mareynkanka Barak Obama uu xalay gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa iska soo daba dhacaya sheekooyinka xiisaha leh ee ku saabsan safarka Obama sida saameynta ugu yeelatay qaar ka mid ah madaxda sare ee dalka Kenya. Inkastoo warbaahinta Kenya si aad ah arintaan kaga hadlin hadana waxaa jira qaarkood aan daba gal aan ku sameynay ku helnay.

Waxaa Sheekooyin Xiisaha gaarka ah leh qaarkooda ka mid ah.
1) Madaxweyne ku xigeenka Kenya William Ruto looma ogolaan inuu garoonka tago oo uu gacan qaado Obama (waxaa la leeyahay arrinta maxkamada ICC darteed ayaa looga celiyay).

Baabuurka gaarka ah ee Obama ee lagu magacaabo ” kaasoo dhex taagnaa garoonka diyaaradaha JKIA. Arintaan ayaa buuq iyo muran ka dhex abuurtay mas’uuliyiinta loo xilsaaray sugida amniga Garoonka iyo Waliba ilaalada gaarka ee madaxweyne Obama.

Madaxweynaha dalka Mareynkanka ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka ganacsiga ee la Yiraahdo “Interpartnership”,kaasi oo ay ka qeyb galeen ergo ka kala socotay reer galbeedka iyo Africa. Obama ayaa Kenya uga sii gudbiya dalka Ethiopia halkaasi oo uu kula kulmi doono madaxda dalkaasi.


HALKAN KA DAAWO RIIX

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada