Geeraar Jaceyl ah oo Soo Jeedasho Xambaarsan, Hami iyo Rajo Caashaq Wata…

Geeraar Jaceyl ah oo Soo Jeedasho Xambaarsan, Hami iyo Rajo Caashaq Wata…

daajis.com:- Geeraarkan gaaban oo ay idiin soo gudbineyso Heegan24.net  waxa uu qeyb ka yahay geeraaro ay shabakada   ugu tala gashay mucaashaqiinta ku tixin qormooyinka jaceylka la xiriira ee ay shabakada soo gudbiso had iyo jeeer .

Hamigii nafteydaay

Haween boqoradeeday

Hasaawe taan wadaagnee

Hami guur u qaadaay

Hoy in aan wada galno

Hanad ii xanbaartaan

Haminayaa macaaney

Hadal aan dhameeye

Howsha ila qabo oo

Hamigeyga ii rumeee

Haween boqoradeeday

Hubaal waan ku sugayaa

Hanti tan uga qaalisaney

Hadal aan dhameynee

Howsha ila qabo oo

Hamigeyga ii ruumeee

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:10 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada