NINKA TILMAAMAHAN LEH DUMARKA AAD AYAY U RAADIYAAN

NINKA TILMAAMAHAN LEH DUMARKA AAD AYAY U RAADIYAAN

daajis.com:- Qaylada haweenka ka soo yeerta xiliga ciyaar sariireedka gaar ahaan  marka malabyarowga uu ku dhex mirqo waa ayna ku kala duwan yihiin haweenka arintaan maadaama ay jiraan kuwo aysanba cod ka soo bixin xiliga ciyaarta.       Hadaba waxa ayna haweenkaas u kala qeybin  karnaa marka jugta weyn socota ilaa sedex oo kala ah Haweeney Qaylisa , Haweeney Taahda (Hinraag) (Haarta) iyo Haweeney Aamusan.                                                                                                                                  Waxaadna qorshaha ku darasataa in aan la xakamyen karin ama la qarin karincodadka xiliga ciyaarta waayo maxaayeelay si dabiici ah ayay kuyimaadaan.

Waxaana lagu soo koobi karaa qaylada haweenka xiliga kulanka kala baxa dhacayo mid la xariira raaxo macaan oo gaartay gariirka galmada .   

Waxa ayna qaylada haweenka timaada marka afka hore ee malabyarowga uu gaaro goobta loo yaqaan G­Spot waana meesha haweenka ka helaan raaxada waalida ah waxaa meeshaas ku taal dhakada sare darbiga xubinta haweenka
ee gudaha, hadaad meeshaa oo ah malabyarowgada soo xoq­xoqo hawneeydas raaxo uma dhinna.                                    
                                                    

Sidoo kale qaylada haweeka xiliga galmada waxa ay mararka qaar noqon kartaa xanuun ku yimaada afka hore ee xubinta xiliga malayarowga uu jiirayo.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada