Daawo: Ninka qabay Hooyadii Soomalida ee lagu toogtay dalka Norwey (Waraysi)

Daawo: Ninka qabay Hooyadii Soomalida ee lagu toogtay dalka Norwey (Waraysi)

daajis.com:- Wariyaha TV-ga qaranka uga soo warrama waddamada Scandinavianka ayaa wareysi xiiso badan waxa uu la yeehay ninka dhalay Caruurta hooyadood ay booliska Norway dhawaan toogteen.

Wareeysiga uu bixiyay Aabahaan dhalay Caruurta ayaa wax badan oo qarson daboolka ka qaadaya asagoo ka xog waramaya sida ay wax u dhaceyn ee nala daawada Video-ga.

HALKAN KA DAAWO VIDEO



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:50 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada