Waxa ugu yaabka badan uu sameeyay Kim-Jong-un

Waxa ugu yaabka badan uu sameeyay Kim-Jong-un

daajis.com:- oo la sheegay inuu dil ku xukumay nin oo madax ka ahaa garoon kubbad lagu cayaaro, sabtana oo la sheegay kursi jabsan dartii, wuxuu booqday madaxweynaha dalkaas garoonka markaas ayuu arkay kusri meesha ka foqsan kaddib waxaa loo yeeray dadka ka mas'uul ahaa garoonkaas kubada cagta kaddib ayaa la dilay ninkaas oo madaxa ka ahaa garoonka kursigaas dartii, sidoo kale sheekooyin la mid ah arintaas ayaa ka dhacay dalkaas, waxaa la sheegay inuu dilay injineer oo airport dhisay maxaa yeelay kama helin qaabka uu u dhisay, sidoo kale nin sarkaal weyn ayuu dil ku xukumay maxaayeelay wuxuu hurday iyadoo loo joogo mel dhoolatus caskari lagu samaynayo

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada