Arrag Sawirka: Musuqa ka taagan Somalia oo saameyn ku yeeshay meel aan laga fileynin

Arrag Sawirka: Musuqa ka taagan Somalia oo saameyn ku yeeshay meel aan laga fileynin

daajis.com:- Musuq-maasuqa iyo Qaran naceybka ayaa Somalia ka gaaray heerkii ugu danbeeyay waxaana arrintaasi lagu muujiyay Sawir Gacmeedkaani.

Sawirkaani ay ku jirto Xikmada ayaa u taagan in musuq-maasuqa uu gaaray heer la faquuqo ciyaartooyda Qaranka gaar ahaan dumarka kubada gacanta dheelo.

Sawirkaani ayaa waxaa lagu soo qaatay Gudoomiyaha xiriirka Somaliyed ee kubada kolayga kaasi oo cadeynaaya mowqifkiisa ku aadan u shaqeynta Qaranka iyo ujeedka uu mas’uuliyadaasi u qaaday inay tahay dhaqaale uruursi.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada