C/weli Gaas oo Magacaabay 10 Xil oo layaab leh kuna cusub Jagooyinka Soomaaliya

C/weli Gaas oo Magacaabay 10 Xil oo layaab leh kuna cusub Jagooyinka Soomaaliya

daajis.com:- Madaxweynaha Puntand Cabdiwali Cali Gaas, oo horay u ahaa Wasiir Iyo Raisal-Wasaare Soomaaliyeed lagana filayay inuu soo kordhiyo Habraac Dowladnimo Iyo Heykal suubaan ayaa taa badalkeedu noqotay, Lamoodse noqon weyday.

Bal aan eegno Madaxweynaha Puntand Xilalka uu Magacaabay ee aan Dowladnimada Iyo Habraaca Maamul meelna kasoo galin. Waxaa Yaab leh Xilalkaan hoosta ku xusan Puntland maku haboon yihiin?

Cabdiweli_Gaas_Dagaalkii_Galgala

1) Agaasimaha Maamulka Lacagta Madaxtooyada
2) Agaasimaha Qurbajoogta
3) Agaasimaha Baratakoolka Madaxtooyada
4) Agaasimaha Fanka Iyo Suugaanta Madaxtooyada
5) Afahayeenka Qurbajoogta
6) Xiriiryaha Shirkadaha Bataroolka Iyo Madaxtooyada
7) Agaasimaha Amniga Ayraboorka
8) Xiriiryaha Dowlada Federaalka Iyo Puntland
9) Agaasimaha Jinsiyadaha
10)  Xiriiryaha Dakada Boosaaso Iyo Madaxtooyada.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada