CEEB: Boola-boola cad oo sabab layaab leh u geeriyootay (Sawirro)

CEEB: Boola-boola cad oo sabab layaab leh u geeriyootay (Sawirro)

daajis.com:-  Wargeyska Afka dheer ee Dailymail ayaa soo bandhigay haweeney ka soo jeeda dalka Bulgaria oo isla sawireysa Boola-boola cad oo hareer joogtay Haro ku taalla dalka Macedonia.

Haweeneydaan oo tamashle raadis ahayd ayaa sabab u noqotay geeri deg deg ah oo ku timid Boola-booladaas oo ku naf baxday meel aan ka fogeyn goobta ay iskula sawirtay Haweeneydaasi.

Haweeneyda ayaa la xusay inay Boola-boolada ka jiiday Baalasha taas oo keentay inay tabar dareyso deedna ay si dhaqso ah u geeriyooto.

Dadka isticmaala Warbaahinta Bulshada ayaa iska soo qaada sawirro ay doonayaan inay ku helaan faalooyin tirsigoodu sareeyo.

Waxayna arintaas keentay inay halis galiyaan naftooda iyo noolaha kale ee ku hareer nool.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada