Warbaahinta caalamka oo soo qaadatay heestii tahriibka iyo dareenka shacabka Magaalada Muqdisho ! (DAAWO VIDEO)

Warbaahinta caalamka oo soo qaadatay heestii tahriibka iyo dareenka shacabka Magaalada Muqdisho ! (DAAWO VIDEO)

daajis.com:- Iyadoo dhowaan doon ay saarnaayeen Dhalinyaro u badan Soomaali ay ku degtay Badda, ayaa waxaa sii kordhaya Dareenka Xanuunka badan ee laga Muujinayo Arintaasi.


Warbaahinta caalamka ayaa soo qaatay hees uu dhowaan soo saaray Fanaanka AAR MAANTA Taasi oo ka hadlaysa Tahriibka iyo Sidoo kale Dareenka shacabka Soomaaliyeed ee Ku nool magaalada Muqdisho.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada