Daawo:- Devid Cameroon oo ay kaamiradu qabatay asigoo xamanaya Pakistan & Nigeri

Daawo:- Devid Cameroon oo ay kaamiradu qabatay asigoo xamanaya Pakistan & Nigeri

daajis.com:- Ra’iisul wasaaraha dalka Ingiriiska Devid Cameroon, ayay Kaamiradu qabatay asigoo Boqorada dalkaa ku xamanaya dalalka Nigeria iyo Pakistaan, islamarkaasna ku leh waa labada wadan ee dunida ugu musuqmaasuqa badan.

Cameron, ayaa si gaara ula hadlayay boqorada Queen Elizabeth, xiligii lagu jiray dabaal dega dhalashada Boqorada, waxaana Kamairadu qabatay Cameroon oo xamanaya labadaas wadan, sidoo kale codkiisa ayay Kaamiradu soo qabatay.

Kaaga darane waxaa xafladaas kasoo qeyb galay oo ku sugnaa masuuliyiin ka socotay Nigeria iyo Pakistan, kuwaasoo kamid ah dalalkii ay Britain horay u gumeeysatay.

Halkaan ka daawo ceebtaa lagu qabtay Devid Cameroon:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada