DAAWO:- Aadan Siiro oo sheegay In magaalada Hargeisa laga dhex qorayo Xildhibaanada Dawladda Soomaaliya

DAAWO:- Aadan Siiro oo sheegay In magaalada Hargeisa laga dhex qorayo Xildhibaanada Dawladda Soomaaliya

daajis.com:- Aadan Siiro oo kamid ah Culimada magaalada Hargeisa ayaa Khudbada Salaada Jimce wuxuu uga hadlaa Arimo dhowr ah, Kuwaasi oo u badan tahay Siyaasada.


Aadan Siiro ayaa wuxuu sheegay in magaalada Hargeisa laga dhex Qorayo Xildhibaanada Dawlada dhexe ee Soomaaliya, Isagoona intaasi ku daray inuu Qorayo Qof la garanayo.

Hadalka uu jeediyey ayaa wuxuu kusoo beegmayaa xili guud ahaanba dalka Soomaaliya laga dareemayo Doorashada Soo socota.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada