DAAWO:- Ra’iisul wasaaraha Gariiga oo hadiyadii ugu yaabka badneyd siiyay Ban Ki Moon

DAAWO:- Ra’iisul wasaaraha Gariiga oo hadiyadii ugu yaabka badneyd siiyay Ban Ki Moon

daajis.com:- Ra’iisul wasaaraha dalka Giriiga Alexis Tsipras, ayaa hadiyad uu la yaabay Xoghayaha Qaramada Midoobay Ban Ki Moon ka guddoomay, taasoo aheyd mid ka mid ah jaakada badbaadada tahriibayaasha sida xowliga ah kusoo gelaya dalka Gariiga.

Ban Ki Moon ayaa isagoo qoslaya ka guddoomay Ra’iisul Wasaaraha Gariiga Alexis, waxayna jaakadaasi qeyb ka aheyd jaakadaha laga saaro dadka tahriibka kusoo gala jasiiradaha Gariiga, kuwooda dhinta ama nool.


Xoghayaha Qaramada Midoobay ayaa booqasho ku tegay dalka Gariiga, isagoo u guur gelaya xaalada qaxootiga, wuxuuna booqday xerooyinka lagu daryeelo dadka soo galootiga ah.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada