Warbixin La yaab Leh: Laba Nin oo kala Badashay Dumarkii ay qabeen (Daawo)

Warbixin La yaab Leh: Laba Nin oo kala Badashay Dumarkii ay qabeen (Daawo)

daajis.com:- Dhacdo la yaab leh ayaa waxay ka dhacday Galbeedka dalka Kenya, Kadib markii ay Laba Nin kala Badasheen Laba Dumar ah oo ay Qabeen, Sida ay baahisaday Idaacada BBC-da.

Arintaan ayaa waxay ku bilaabtay kadib markii Mid kamid ah uu ogaaday In Xaaskiisa iyo Ninka kale oo Mooto Wada, uu kala Dhexeeyo Xidhiidh, Islamarkaana uu arintaas ugu yimid, Kadibna uu ku Arkay Mobil uu dhowaan Xaaskiisa u iibiyey, waxaana ugu danbayn la kala badashay Labadii Dumar ahaa.

Laakiin Sheekada la yaabka leh ayaa waxay noqotay kadib markii Ninkii Mootada ay Gabadhii uu Ninka kasoo badashay ay ka Carartay iyadoo aadey Gurigoodii, Wuxuuna kusoo noqday Ninkii Isagoo ka doonaya Xaaskiisii – Hadaba maxaa dhacay ?


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada