Aqriso hadii aad Garoob Guursato Habeenka Kugu Horeysa iska Fiiri 3 Arimood Hadii Kale ceeb ku tasho…

Aqriso hadii aad Garoob Guursato Habeenka Kugu Horeysa iska Fiiri 3 Arimood Hadii Kale ceeb ku tasho…

daajis.com:- Ninka rag ah ee waaa dhici karta in uu wax badan la kulmo intu aduunka jooga sidoo kale dumarka waa sidaas oo kale taas waxaan kaga danleeyahay arimo badan kuwaas oo dhexmara dumarka iyo raga aduunka kuwada nool kuwaas uu alle wax isku daray sida in labada qof ay iswada gursadaan ama ay arimo kale dhexmaraan.

Hadii aad tahay qof guurdoon ah waliba doonaya in uu guursado qof garoob ah oo horay looga soo tumay arintaas hadii ay dhab ku noqoto waxaa laga rabaa in aad wax badan iska fiiriso habeenka kugu horeysa ee guurkada hadii kale waad fashilmi dontaa.

1: habeenka guurka kugu horeysa ha jiifan ee arinta horay u gal hadii aad jiifato waxaa dhci karta in ay qoftaas xasuuso hore ay gasho waliba xasuusato ninkii hore marka ha jiifan si aysan arintaas niyada u gashan.

2: Iska ilaa in aad horay biyo baxdo waayo waxaa dhci karta in ninkii hore uu ahaa nin biyo adag marka hadii ay arintaas ku dhacdo waad fashilantahay.

3: u muuji habeenka kugu horeya faraxad iyo raaxo macaan isku day in ad maskaxda qoftaas aad ka dhaqdo radadkii ninkii hore uu ku dhigay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada