Arrga sawir qosol badan: Jawaari oo howsha Qaranka uga tagay alalaas dartii

Arrga sawir qosol badan: Jawaari oo howsha Qaranka uga tagay alalaas dartii

daajis.com:- Ujeedka sawir gacmeedkaani ayaa lagu sheegay inuu yahay mid lagu muujinaayo safarkii Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ee uu ku aaday dalka Canada.

Sawiraaga sawirkaani waxa uu muujiyay in safarka Jawaari ee Canada uu ahaa mid ka qeybgalka arooska gabar uu dhalay, waxa uuna intaa raaciyay in qunful aad u weyn uu ku dhajiyay xarunta Baarlamaanka isaga oo horay ula sii safray furaha qunfulkaasi.
Jawaari waxa uu isna ku jawaabayaa in dhammaan howlaha Baarlamaanka ka door bidaayo arooska gabadhiisa, sidaana uu howsha Qaranka u tuuray, sida sawirka ku cad.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada