Daawo: Aabo Muslim ah oo wiilkiisa askari ah uu ku dhintay Iraq oo dhulka la galay Trump

Daawo: Aabo Muslim ah oo wiilkiisa askari ah uu ku dhintay Iraq oo dhulka la galay Trump

daajis.com:-  Khirz Khan, waa aabo Muslim India u dhashay, wiilkiisa waxa uu kamid ahaa askartii Mareeykanka uga dhimatay dalka Iraq.

Khirz Khan, waxa uu kasoo muuqday Ergada Xisbiga Dimoqraadiga, iyadoo Clinton ay u sameysay Hordhac cajiib ah oo ku saabsan Geesinimada Captan Humayun, waxaana labada Khudbadood ay dhaliyeen in dadkii goobta ku sugnaa ay ilmeeyaan.
Khirz Khan, waxa uu Donald Trump ku weeraray inuusan marnaba aqrisan Dastuurka Mareeykanka, islamarkaasina aysan jirin wax uu u sameeyay Mareeykanka.

Halkan ka daawo Khudbadiisa:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:35 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada