DAAWO:- Jaamac Kadiye oo Luuqad Adag iyo Suugaan kula hadlay Beesha DHULBAHANTE, Muxuu ku sheegay ?

DAAWO:- Jaamac Kadiye oo Luuqad Adag iyo Suugaan kula hadlay Beesha DHULBAHANTE, Muxuu ku sheegay ?

daajis.com:- Abwaan Jaamac Kadiye Cilmi ayaa ka mid ah Ergooyinka Nabadaynta ee ku sugan Koonfurta Gobolka Sool, ayaa luuqad Adag iyo Suugaan kula hadlay Beesha Dhulbahante, Wuxuuna Su’aal ka keenay sida ay dhab u noqon karto inay tahay Dhulbahantihii la yiqiin.


Wuxuu Suugaan ku cabiray sidoo kale dagaalada iyo dhibaatada dhexdoota ay isku hayaan, Taasi keentay inay dadkii kale ka hadhaan “Ogaaday oo ilbixiina, ayaa weli aad u danbeeya, Aduunkaydan u fiirsan, umadaha dhowrka bilyuun ah way is aamin sanyiin, idinkoo Afar qoys ah, Inaydaan Is adeecin, weligiin istareexin, Nimco aydan af saarin, Asaagiin ka hadhaan, ma Taasaad aqbasheen, oo u Abuuran tiin ?


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:01 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada