Daawo:- Kabtanka Reer Sool ee Hogaaminaya Kooxda P.land ee Muqdisho ku sugan, dacaayad laga Fidiyey

Daawo:- Kabtanka Reer Sool ee Hogaaminaya Kooxda P.land ee Muqdisho ku sugan, dacaayad laga Fidiyey

daajis.com:- Labadii maalmood ee ugu dambeeyay waxaa aad isku soo tarayay warar sheegaya in ciyaarta biri dhexmari doonta Xulalka Puntlnad iyo Jubbaland laga fariisin doono kabtanka xulka Puntland C/salaan Dhiidhiiyo, eedaynta loo haystana ay tahay in uu ka tirsanyahay xulka qaranka Soomaaliya.


Arrintaasi waxaa beeniyay Agaasimaha Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Puntland Axmed Cabdalla Tigaanno oo caawa waraysi  idaacada daljir, Wuxuuna sheegay inay Warkaasi faafiyeen warbaahinta Muqdisho oo ka xumaaday Guushii ay gaadheen Kooxda Kubadda cagta ee Puntland.

Dhinca kale -Waxaa qaybta dambe ee waraysiga   lala yeeshay Kabtan C/salaan Dhiidhiiyo oo isna ka hadlaya dareenkiisa iyo Wararka laga Faafiyey.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 12:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada