Daawo:- Kadib qaliin leygu sameeyay ayay quruxdeyda soo baxday

Daawo:- Kadib qaliin leygu sameeyay ayay quruxdeyda soo baxday

daajis.com:- Ellie Jones, waa gabar u dhalatay dalka Wales ee katirsan Dal weynaha Britain, waxeey ku dhalatay Ilko dhaadheer iyo cirid aan toosneyn, sidoo kale lafta Daamaheeda ayaa ahayd mid dheer, taasoo qarisay quruxdeedi dhameyd.

Kahor intii aan qaliinka lagu sameyn, ma aysan awoodin ineey faceed la qososho, la kaftanto, laakiin hada wax walbo waxaa badalay qaliin lagu sameeyay.

Miss Ellie Jones, hada waxeey dareemeysaa kalsooni buuxda, faceed weey la qosli kartaa lana kaftami kartaa.
Halkaan ka daawo sawiro iyo muuqaal cadeeynaya sida ay markii hore ahayd iyo sida ay noqotay markii qaliinka lagu sameeyay:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada