DAAWO NAXDIN: Gabadh yar oo ka soo dhacday dabaqa 7-aad iyo Soomaali badan oo aaska ka qayb gashay

DAAWO NAXDIN: Gabadh yar oo ka soo dhacday dabaqa 7-aad iyo Soomaali badan oo aaska ka qayb gashay

daajis.com:- Magaalada Birmingham ayaa waxaa ka dhacday dhacdo aad u naxdin badan halkaas oo gabadh da’deeda lagu sheegay sanad iyo lix bilood ay ka soo dhacday dabaqa 7-aad halkaas oo ay ku geeryootay. iyada oo la sheegay in qoyskooda oo dhan ay dhawaan ka yimaadeen Suudaan. Hadaba aaskii lagu aasayay ayaa waxaa ka soo qayb galay buslshadii ku dhaqnayd nawaaxiga meeshaas oo Soomaali u badan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:47 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada