DAAWO: Nin u dhashay Ingiriiska oo Muslim ah, oo Qaba Gabadh Soomali ah oo ka yaabsaday Caalamka

DAAWO: Nin u dhashay Ingiriiska oo Muslim ah, oo Qaba Gabadh Soomali ah oo ka yaabsaday Caalamka

daajis.com:- Xalay waxaa noo suurto gashay Alle fadligiis Barnaamijka Arimaha bulshada ee Universal TV inaa ku casuuno SAM oo ah Wiil u dhashay dalka Ingiriiska, isla markaana Mudo 7 Sano muslim ahaa, kuna caan baxay inuu Muuqaalo ka sameeyo dhaqanka wanaagsan ee Soomalida, cuntadooda iyo waliba luuqada soomaliga, iyo waliba diintooda suuban.

Hadalada Mr Sam waxaa kamid ahaa “ KUFAAN DHAQAN KAAGA SUUBAN EE SOOMAALIGA” Sam xaaskiisu waa gabadh soomaaliyeed wuxuuna aamin san yahay inay xaaskiisu tahay waa suu hadal ka u dhigaye qabiilka ugu wanagsan soomaali, hadaba barnaamijka oo aan isleyahay waa mid xiiso badan Nala Daawo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada