Daawo: Reer Hiiraan oo ku Dhowaaqay dhismaha maamul Goboleed u gaar ah, Kana yaabsaday IGAD, DFS & Sh.dhexe

Daawo: Reer Hiiraan oo ku Dhowaaqay dhismaha maamul Goboleed u gaar ah, Kana yaabsaday IGAD, DFS & Sh.dhexe

daajis.com:- Waxgaradka, Odayaasha, iyo Ismo maanta baladwayne kulan yeeshay ayaa taageeray Go’aankii Ugaas Xasan Ugaas Khaliif uu ku diiday Qorshaha ay ula yimaadeen IGAD ee maamul u samaynta Hiiraan iyo Shableeda dhexe, waxayna sheegeen Ugaasyada ku Raacsanyihiin go’aanka.


Ugaas Cali Ugaas Maxamed Ugaas Shafeec Ayaa wuxuu sheegay in maamul Goboleed Gaar ah looga dhowaaqi doono Gobolka Hiiraan, “Reer Hiiraan Waxay ku mashquulayaan inaanu Samaysano maamul Goboleed u gaar ah, Cid aanu wax ku darsanaynaa ma Jirto, Reer Shabeelada dhexe waxaanu leenahay na dhaafa, oo hadaad doontaan Xamar ku darsada”


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada