Daawo:- Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

Daawo:- Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

daajis.com:- Ururka Xagjirka ah ee Al Shabaab ayaa soo bandhigay Muuqaalo laga duubay goobo ay miinooyinka ugu sii diyaariyeen ciidamo ka tirsan Amisom, Dowladda iyo kuwa maamul goboleedka Puntland.

Qaraxyadan ayaa ah kuwo dhacay waqtiyo kala duwan, waxayna ku tusaysaa in qaraxyadani mar-mar ay ku dhacaan dad shacab ahi oo aan waxba galabsan.


Hadaad fiiriso qaraxii ka dhacay duleedka Muqdisho, oo lala eegtay gaari ay saaranyihiin Ciidamo ka tirsan Dowladda, qadar Sakanno ah ka hor ayaa goobta waxaa maray Gaari BL ah oo ay ka buuxaan dad Shacab ah, kaas oo si dirqi ah uga fakaday qaraxaasi.

Dhawaan ayay ahayd markii Gaari BL- ah oo sidan oo kale uga buuxaan dad shacab ahi ay la kacday miino dhulka lagu aasay, iyadoo halkaasi ay ku geeriyoodeen gabi ahaanba dadkii gaarigaasi saarnaa.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada