DAAWO: Sidii uu Xildhibaankii Saalax Badbaado isu Qarxiyay

DAAWO: Sidii uu Xildhibaankii Saalax Badbaado isu Qarxiyay

daajis.com:- Muuqaal la soo bandhigay oo ay duubeen kaamarooyinka qarsoon ee albaabka garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa laga helay qaabkii uu u dhacay qaraxii uu fuliyay ex-xildhibaan Saalax Badbaado.

Muuqaalka waxaa kasoo muuqday gaadiid yaryar oo kuwa raaxada ah iyo gaadiid ay saaran yihiin ciidamo ilaalo ah oo ag maraya gaariga qaraxa uu ka buuxay, kuwaasi oo aan waxba kala socon waxa dhacaya.


Labo gaadiid oo ay saarnaayeen ciidamo ilaalo ahaa kuna socday xawaare dheere ayaa la dareemi karaa inuu qaraxu haleelay, markii ay ku dhawaadeen halkii uu gaariga ku diyaarsanaa.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada