Daawo: Soomaalida Maraykanka oo Cabsi Xoogan ka qabta Donald TRUMP, Kuna dhowaaqay cida ay Dooranayaan

Daawo: Soomaalida Maraykanka oo Cabsi Xoogan ka qabta Donald TRUMP, Kuna dhowaaqay cida ay Dooranayaan

daajis.com:- Soomaalida gobolka Ohio ayaa sheegay in doorashada Maraykanka ay taageeri doonaan xisbiga Dimoqraadiga oo ay sheegeen inay dantooda ka arkayaan.

Soomaalidan ayaa sheegay inay Donald Trump ay cabsi weyn ka qabaan, rajaynayaana in laga adkaado, Waxayna sheegeen inay Saamayn balaadhan doorashu ku yeelan doonto Soomaalida ku dhaqanka maraykanka iyO Dawlada Soomaaliya.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada