Daawo: Teegeerayaasha Jubaland iyo Puntland oo isku Hanjabay iyo Ciyaar Adag oo ku dhexmari doonta Muqdisho

Daawo: Teegeerayaasha Jubaland iyo Puntland oo isku Hanjabay iyo Ciyaar Adag oo ku dhexmari doonta Muqdisho

daajis.com:- Waxaa magaalada Muqdisho maalmihii ugu danbeeyay ka socday Ciyaaro u dhexeeya Qaar kamid ah maamul goboleedyada dalka, waxaana Ciyaarta isugu danbaysa isugu soo baxay Kooxaha Jubaland iyo Galmudug,  waxaana Ciyaaraha lagu soo reebey, Koonfur Galbeed, Galmudug, Sh.dhexe iyo Hiiraan, iyo Banaadir.

Taageerayaasha Kooxaha Jubaland iyo Puntland oo maalinta Isniinta ay dhex mari doonto Ciyaar Xiiso badan, oo kama danbays ah ayaa Hawada isku mariyey Hanjabaado ku aadan, inay Koobka ka dajin doonaan Garoowe ama Kismaayo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada