Daawo:- Todobaadka Hidaha iyo dhaqanka Soomaalida oo ka furmay Canada & Wacdaro lagu soo bandhigay

Daawo:- Todobaadka Hidaha iyo dhaqanka Soomaalida oo ka furmay Canada & Wacdaro lagu soo bandhigay

daajis.com:- Isbuuca Hidaha iyo dhaqanka Soomaalida Canada ayaa ka furmay magaalada Toronto ee dalka Canada, waxaana la xidhay wadooyin muhiim ah oo uu ku jiro jidka weyn ee Dixon road, si halkaasi loogu so bandhigo dhaqanka Soomaalida.


Munaasabada Isbuuca Soomaalida ayaa ah munaasabad sanad walba lagu qabto magaalada Toronto iyo qaybo kale oo kamid ah dalka canada.

Xuska oo ay Soomali badani ka soo qayb-galeen ayaa waxaa soo qaban-qaabiyay urur ay ku midaysan-yihiin dhalinyarada Soomaalida ee Toronto, kaasi oo lagu magacaabo Toronto Development Association of Youth loona soo gaabiyo (Today).

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada