Daawo : Ugaaska Beesha Xawaadle oo Lagu Caleemo saaray Baladwayne, dhoolatuskii Fardaha iyo kumanaan qof

Daawo : Ugaaska Beesha Xawaadle oo Lagu Caleemo saaray Baladwayne, dhoolatuskii Fardaha iyo kumanaan qof

daajis.com:- Waxaa maanta magaalada Baladwayne ee Xarunta Gobolka Hiiraan Lagu Caleemo Saaray  Ugaas Xasan Ugaas Khaliif, Waxaana madasha Caleemo saarka ka qayb galay Wufuud kala duwan oo ka yimid Gobolada Soomaaliya iyo Xubno ka socda Beesha Caalamka.


Madasha Caleemo saarka ayaa waxaa dhoolatus kusoo bandhigay Koox Fardooley ah, Sidoo kalana Ugaaska ayaa Dad wayne Tiro badan ay Dusha kusoo qaadeen, Iyadoona Lagu caano shubay maanta.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada