Daawo Video: Shir Lagu daah qaadayo Mucjisooyinka Quraanka oo ka Furmay Nairobi, Culimadii ugu badnaa oo yimid

Daawo Video: Shir Lagu daah qaadayo Mucjisooyinka Quraanka oo ka Furmay Nairobi, Culimadii ugu badnaa oo yimid

daajis.com:- Waxaa magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya ka furmay Shir balaadhan oo lagu soo bandhigay Mucjisooyinka Qur’aanka, Waxaana kasoo qayb galay Culimo aduunka si wayn looga yaqaano.


Shirkaan ayaa lagu sheegay in muhiimadiisa, in lagu daah qaadayo Mucjisooyinka ku Jira Qur’aanka, Si dadka aan Islaamka ahayn loo tuso Xaqiiqooyinka Qur’aanka,  Taasi oo Sabab u noqonaysa inay soo galaan Diinta.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada