Daawo: Waraysi lala yeeshay xidiga reer Laascaanood iyo kubadihii ugu qurxda badnaa ee uu sameeyay

Daawo: Waraysi lala yeeshay xidiga reer Laascaanood iyo kubadihii ugu qurxda badnaa ee uu sameeyay

daajis.com:- Waxaan halkan idiin ku soo gudbinaynaa Muuqaal kooban oo lagu waraysanayo Xidiga reer Laascaanood ee Cabdisalaan Faarax (Dhiidhiiyo) iyo kubadihii ugu quruxda badnaa ee uu sameeyay tartankii ka socday magaalada Muqdisho.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:59 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada