Daawo:- Wasaarada Amniga “Cid Aan Anaga Aheyn Kama Hadli Karto Amniga Magaalada Muqdisho”

Daawo:- Wasaarada Amniga “Cid Aan Anaga Aheyn Kama Hadli Karto Amniga Magaalada Muqdisho”

daajis.com:- Wasaarada Amniga Gudaha Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in maanta wixii ka dambeeya aan la xigan karin cid aan Wasaarada Amniga aheyn.

Wasaarada Amniga ayaa sheegtay in aysan ogoleyn cid aanan ka tirsaneyn Wasaarada Amniga inay ka hadasho dhacdooyinka mararka qaar ka dhaca magaalada Muqdisho.


Afhayeenka Wasaarada Amniga C/kaamil Macalin Shukri oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in wixii hada ka dambeeya Wasaarada Amniga ay ka hadli doonto wararka la xiriira amniga.

Waxa uu sheegay in Warbaahinta hada kadib waqti iyo xilli gaar ah oo ay kula soo xiriiraan Wasaarada Amniga loo sameyn doono, si faah faahin looga siiyo dhacdooyinka amniga la xiriira ee Muqdisho ka dhaca.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada