DAAWO:- Weerar ka dhacay Jarmalka iyo Khasaaraha ka dhashay (Warbixin)

DAAWO:- Weerar ka dhacay Jarmalka iyo Khasaaraha ka dhashay (Warbixin)

daajis.com:- Hawlgal ballaaran ayay booliska dalka Jarmalka ka wadaan magaalada Munich ee koonfurta dalkaasi si ay gacanta ugu soo dhigaan ugu yaraan saddex qof oo la rumeysan yahay in ay ku lug lahaayeen weerar ka dhacay meel lga dukaameyste.


Afhayeen u hadlay booliska ayaa sheegay in lix qof lagu dilay weerarka tiro kalena lagu dhaawacay, Booliska ayaa sheegay in weerarkaasi uu noqon karo mid argagixiso.

Weerarka ayaa billowday kaddib markii rag hubeysan ay tacshiirad ku fureen maqaaxida ku dhex taala goobtaasi laga dukaameysto.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada