Digniin Ha daawan, Hadaadan Awoodin: Weerarkii Xarunta C.I.D-da ee Muqdisho iyo Muuqaalka Khasaaraha ka dhashay

Digniin Ha daawan, Hadaadan Awoodin: Weerarkii Xarunta C.I.D-da ee Muqdisho iyo Muuqaalka Khasaaraha ka dhashay

daajis.com:- Wasaarada Amniga Xukuumadda Somalia, ayaa ka hadashay weerarkaa maanta ka dhacay xarunta CID ee magaalada Muqdisho, waxaana Wasiirku sheegay  in dadka weerarka ku dhintay ay gaarayaan ilaa 13 qof, halka dhaawacuna uu 20 ku dhawyahay.


Dadka dhintay ay 7 ka mid ah yihiin Al‐shabaabkii Weerarka soo qaaday, halka inta kale ay yihiin Shacab, marka laga reebo hal Askari oo ka tirrsan Ciidanka Dowladda Soomaaliya.
Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in weerar Al‐shabaab ay doonayeen in ay gudhaa xarunta CID ugu daataan ay fashiliyeen, wuxuuna  sheegay in weerarkaasi aan laga gaarin dantii laga lahaa.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada