Falanqayn: Dagaalka u Dhaxeeya Puntland iyo Somaliland Muxuu Salka Ku Hayaa (VIDEO)

Falanqayn: Dagaalka u Dhaxeeya Puntland iyo Somaliland Muxuu Salka Ku Hayaa (VIDEO)

daajis.com:- Dagaalkii dhawaan dhexmaray Puntland iyo Somaliland ee ka qarxay deegaanka Boodda Cad oo qiyaastii 40-km u jirta Degmada Dhahar ee Gobolka Sanaag ayaa waxaa lagu falnqeeyay barnaamij ka baxay taleefishinka Kalsan TV.

Maamulada Somaliland iyo Puntland ayaa u dhaxeeya muran la xiriira dhinaca deegaanada Sool iyo Sanaag oo mdiba midka kale sheeganayo inuu maamulkiisa hoos-yimaado.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada