Halka ay ka bilaabaan Marka laga wada tago Arooska iyo Aroosada ama (Caruuska iyo Caruusada).

Halka ay ka bilaabaan Marka laga wada tago Arooska iyo Aroosada ama (Caruuska iyo Caruusada).

daajis.com:- Dumarka quruxda badan nimanka waxay ku abuuran maskaxdooda jahwareer, webka ajakis ayaa wuxuu sameeayay daraasad oo ballaaran, webka ajakiz oo aad uga soo tarjumo webyada ku takhasusay galmada iyo quruxda naagaha ka sheekeeya, ajakiz.com wuxuu ka mid yahay webyada aad loo soo booqdo waxaad ka helaysaa , sidoo kale webka maamul.com wuxuu la mid yahay.

marka quruxda haweenka ninka waxay ka dhigaysaa mid isku jahawareersan oo wadnahiisa boodboodaya, dhiigiisa si fiican ayuu u shaqeeyaa qofka, waxaa laga yaabaa waxyaalo badan inuu u sameeyo naagtaas uu arkay darteeda,

waxaad ogaataa maxaa naagaha quruxda badan loo geeyee meelaha waaweyn ee ganacsiga, sida meelaha tkidka diyaaradaha laga gooyo, ama supermarkeyyada waaweyn, ninka markuu lacag dhiibayo uu arko naag qurux badan wuu is illaawaa, waxaa dhici karta inuu ka bixiyo waxa uu iibsanayo lacag qiime badan oo qaali ah.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:39 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada