Hillary Clinton oo ku Dhawaaqday Ninkii u Noqon lahaa Madaxweyne ku Xigeen (VIDEO)

Hillary Clinton oo ku Dhawaaqday Ninkii u Noqon lahaa Madaxweyne ku Xigeen (VIDEO)

daajis.com:- Hillary Clinton oo ah Musharaxa xisbiga dimuquraadiga ee dalka Maraykanka ayaa ku dhawaaqday in Tim Kaine oo ka soo jeeda gobolka Virginia u u noqon doono Madaxweyne ku xigeen.

Horey ayaa loo saadaalinayay in Tim Kaine uu noqon doono qofka Clinton ay xilkaasi u magacaabi doonto.


Hillary Clinton ayaa Tim Kaine ku tilmaantay nin nolashiisa u huray in uu u dagaalamo xuquuqda dadka kale, Tim Kaine ayaa dhankiisa sheegay in uu ku faraxsan yahay in xilkaasi loo soo magacaabo.

Weriyeyaasha ayaa sheegaya in Tim Kaine loo arko ninka soo jiidan karo codka dadka aan wali xisbina taageerin iyo taageerayaasha qunyar socodka ah ee lagu tiriyo inay u codeeyaan xisbiga Jamhuuriga.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada