MUUQAAL MURUGO badan: Sarkaal ka tirsanaa dawladii dhexe oo xaalad adag ku haysato magaalada Garoowe (Video)

MUUQAAL MURUGO badan: Sarkaal ka tirsanaa dawladii dhexe oo xaalad adag ku haysato magaalada Garoowe (Video)

daajis.com:- Garoowe Jaamac Maxamuud Diiriye ayaa kamid ahaa Saraakiishii Ciidamadii Xooga dalka Soomaaliya ayaa Xaalad adag mudo Laba Sano ah waxay ku haysataa magaalada Garoowe.


Jaamac oo la hadlay Warbaahinta ayaa wuxuu sheegay inuu yahay Nin Buka, oo Laba sano uu Sariir saarnaa “Waxaan umada Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah ee walaaladay ah, waxaan ka codsanayaa inaad i caawisaan, oo aad iga Taageertaan wax aan debeda ku qabto, Laba sano sariistaas ayaan saarnaa, Alle ha idiin Gar.gaaree, Xaga Jeebka iiga Gar-gaara” Ayuu yidhi.

Faah faahin dheeriya kala Xidhiidh :+252906195958  ama +252634317779.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada