Sida Dowladda Itoobiya ay Hawada uga Qabsatay Dadka iyo Dalka Soomaaliyeed (VIDEO)

Sida Dowladda Itoobiya ay Hawada uga Qabsatay Dadka iyo Dalka Soomaaliyeed (VIDEO)

daajis.com:- Dowladda Itoobiya ayaa marwalba isku dayda in ay ka turjunto ama ay dunida u sharaxdo waxa ay yihiin  Soomaalida, waxayna mararka qaar sheegataan in ay Soomaaliya kamid tahay Gobol iyada ka tirsan, waxayna doonaysaa ama isku taxluujisaa in aduunka uu iyada kala soo xiriiro wixii ay Soomaaliya ka doonayaan.

Hadaba Wariyeyaasha u kuurgala Tacadiga loo gaysto umadda soomaaliyeed, marka aad fiiriso masraxa dunida ayaa waxaa isbuucani soo bandhigeen sida Itoobiya ay Hawada uga qabsatay dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed.


Dowladda Soomaaliya ayaan Safaarado xoogan ku lahayn wadamada Quwadda leh ee dunida qaar, iyadoona halkaasi ay ku luminayso jaanisyo badan oo ay helilahayd Dowladda Soomaaliya, waxaana boosaskaasi banaan doonayo inay isku buuxiso Itoobiya oo mar walba u hanqal taagta gayiga Soomaaliyeed.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada