Video: Qarax Goor Dhow Dhacay iyo Meydad daadsan banaanka xaruunta CID-da

Video: Qarax Goor Dhow Dhacay iyo Meydad daadsan banaanka xaruunta CID-da

daajis.com:- Wararka ka imaanaya Isgoyska KM4 ee Magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in gaari qarax lagu weeraray xarunta CID oo ku taalo meel aanan ka fogeyn Isgoyska KM4.
Wararka waxa ay sheegayaan in qaraxa kadib la maqlay rasaas xoogan oo dhaceysa, taasi oo la sheegay inay tahay rag hubaysan oo gudaha u galay xarunta CID.

/>
Wakaalada Wararka Somaliyed ee SONNA, ayaa sheegtay maleeshiyaad hubaysan inay galeen xarunta Dambi baarista ciidanka Booliska Somaliyed, halkaasi oo ay ka dhex dagaalamayaan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:42 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada