Daacish Qaybteeda Soomaaliya oo Sheegtay inay Dhawaan Howlgalo ka fulin Doonaan Dalka Soomaaliya (VIDEO)

Daacish Qaybteeda Soomaaliya oo Sheegtay inay Dhawaan Howlgalo ka fulin Doonaan Dalka Soomaaliya (VIDEO)

daajis.com:- Iyadoo Shalay ay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ka dhaceen laba qarax oo waaweyn, kuwaas oo ay sheegteen Ururka Al Shabaab, ayaa waxaa iyagana dhanbaan cagajuglayn ah soo diray kooxda Daacish ee iyaganu ku dhuumaalaysanaya buuralayda gal gala oo ku yaala deegaanada Puntland.

Masuuliyiin ka tirsan Puntland ayaa sheegay in Ururka Al-Shabaab iyo Daacish ay qorshaynayaan inay amaan daro ka abuuraan deegaanada Puntland, waxaana haatan howlgalo waawayn ay ka socdaan dhulka buuralyda ah ee Puntland.


Kooxda Daacish ayaa waxa ay soo bandhigtay sawirro ay ku cadaynayso inay xarumo waaweyn oo tababar ah ay ku leeyihiin gudaha dalka Soomaaliya, gaar ahaan buuraha ay ku dhuumaalaystaan ee galgala.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada