Daawo: Dagaal Puntland iyo Galmudug ku dhexmaray maanta Gaalkacyo iyo Waxgaradka Gobolka Mudug oo hadlay

Daawo: Dagaal Puntland iyo Galmudug ku dhexmaray maanta Gaalkacyo iyo Waxgaradka Gobolka Mudug oo hadlay

daajis.com:- Ciidamo ka tirsan Puntland iyo Galmudug ayaa maanta ku dagaalamay  Goob Galmudug ay ka dhisayso Xarun ciidan oo ku taala duleedka magaalada Gaalkacyo, Inkasta oo Khasaare Nafeed aanu ka dhalan.


Arintaan   dareen walwal ku abuurtay Shacabka labada dhinaca ee Gaalkacyo ayaa waxa baaq ka soo saray xiisada wali katagan duleedka Gaalkacyo waxgaradka  Gobalka Mudug.

Nabadoon cali diiriye aloore oo kamid ah waxgaradka galkacyo ayaa ku baaqay in xiisada si shuruud la aan ah lagu joojiyo, Wuxuuna ka Warbixiyey Halka la isku haysto.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:50 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada