DAAWO :- Diyaarad Ruushku leeyahay oo lagu soo riday SUURIYA iyo Maydka Saraakiisha waday oo la Jiidayo

DAAWO :- Diyaarad Ruushku leeyahay oo lagu soo riday SUURIYA iyo Maydka Saraakiisha waday oo la Jiidayo

daajis.com:- Diyaarad Helicopter ah oo ay lahaayeen ciidamada cirka ee dalka Ruushka ayaa lagu soo riday Gobolka Idlib ee kuyaala Waqooyiga dalka Suuriya.


Wasaarada Gaashaandhiga ee dalka Ruushka ayaa xaqijisay in Diyaarad helikobtor ah oo ay lahaayeen ciidankooda lasoo riday , waxa ayna Wasaaradu sheegtay in diyaaradaasi ay saarnaayeen shan qof oo sadex kamid ah ay ahaayeen duuliyasahii Diyaarada iyo labo sargaal.
Muuqaal iyo Sawirro ay soo bandhigeen jabhadda Islaamiyiinta ayaa muujinaya diyaaradan lasoo riday oo gubaneysa, waxa ayna xoogaga hubeysan ay jiideen meydadka qaar kamid ah askartii Ruushka ee diyaarada saarnaa.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:10 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada