DAAWO: Madaxwayne Cali Khaliif oo siwayn uga hadlay Xaalada Soomaaliya, Xiisada Xamar iyo Duudsiga Khaatumo

DAAWO: Madaxwayne Cali Khaliif oo siwayn uga hadlay Xaalada Soomaaliya, Xiisada Xamar iyo Duudsiga Khaatumo

daajis.com:- Madaxwaynaha Maamulka khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh oo Waraysi Bixiyey ayaa siwayn uga hadlay xaalada Soomaaliya, Wuxuuna si gaar uga halday Xaalada Muqdisho, Dilalka Qorshaysan ee ka dhaca, Shirarkii Hiigsiga iyo Arimaha Doorshaooyinka.

Wuxuu sheegay inayna Soomaaliya soo Marin Waqtiga ay ka Liidato inta uu Xilka qabtay Madaxwayne Xasan sheekh, Wuxuuna sheegay inay dadku Markii Hore Rajo Badan qabeen, Isagoona Bulshada Soomaaliyeed uga Duceeyay inuu Alle ka Dulqaado dhibaatoyinka Kusoo noqnoqday.

Dhinaca kale Dr. Galaydh ayaa wuxuu sheegay inuu yahay nin Soomaali ah, oo wax badan uu Taray Qaranku, Wuxuuna Xusay inaanu ahayn nin hada arintaasi loo sheegayo, Balse wuxuu sheegay inuu isagu Shaksi yahay, Laakiin Umad dhan oo ku nool deegaanada Sool, Sanaag iyo Cayn Xaqoodiidii la duud siiyey, Wuxuuna sheegay inaan Soomaalida kale ka badbaadi doonin Arintaasi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSI 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada