Daawo Qiso yaab leh: Wiil Soomaali ah oo Labo Gabdhood oo South African ah Hal Guri ku qaba iyo Noloshiisa

Daawo Qiso yaab leh: Wiil Soomaali ah oo Labo Gabdhood oo South African ah Hal Guri ku qaba iyo Noloshiisa

daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Warbixin ku saabsan Xasan Cali Axmed oo kamid ah Soomaalida ku nool dalka Koonfur Afrika, Islamarkaan Laba gabdhood oo u dhashay dalka Koonfur Afrika ku qaba Hal Guri.


Xasan ayaa waxaa laga waraystay sababta keentay inuu Guursado Gabdhahaasi, Iyo Sida ay ku qaateen Diinta Islaamka, Xanuunka dilaaga ah ee HIV-adiska oo laga baadhay labadooda,  iyo Sida ay arintaasi u arkaan Gabdhaha Soomaalida ee ku nool dalkaasi Koonfur Afrika.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada