Daawo Video: Wasiir sharaxay Sababta NASTEEXO INDHO Looga Caydhiyey Hargeisa & Dhaqan xumo uu ku sheegay

Daawo Video: Wasiir sharaxay Sababta NASTEEXO INDHO Looga Caydhiyey Hargeisa & Dhaqan xumo uu ku sheegay

daajis.com:- Wasiirka diinta iyo awqaafta maamulka Somaliland oo warbaahinta kala hadlay sababta ay Fanaanada Nasteexo Indho uga hor istaageen Bandhigii xalay ay ku qaban lahayd magaalada Hargeisa, Wuxuuna sheegay in wasaarada loo keenay Muuqaalo iyo Sawiro dhaqan Xumo ah oo Fanaanada ku saabsan.


Sidoo kale wuxuu sheegay  inaanay fanaanadu ogolaanshiiyo ay ku qabsan karto bandhig ka qaadanin wasaarada warfaafinta iyo dhaqanka,  Sidoo kalana ay qaaday heeso uu sheegay in anshaxa islaamka  ka soo horjeedo, Fanaanada ayaa saakaba ka dhooftay magaalada Hargeysa.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:04 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada