Daawo:- Xildhibaan Cabdi Bare oo Booqday dhaawacyadii Gaalkacayo

Daawo:- Xildhibaan Cabdi Bare oo Booqday dhaawacyadii Gaalkacayo

daajis.com:- Xildhibaan Cabdi Barre Jibriil oo kamid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa magaalada Gaalkacyo ku booqday Dhaawacyada dadkii ku waxyeeloobay Qaraxyadii ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.


Xildhibaanka ayaa ka warbixiyey sidii ay wax u dhaceen Iyo Xaalada adag ee dadka dhaawacyada ah, isagoona ku baaqay in gacan laga gaysto, sidii ay u heli lahaayeen Kaalmo Caafimaad, Wuxuuna sheegay inay tahay Musiibo in Soomaaliya lagu qubaysto dhiiga Muslimiinta.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada