Gaari Qarax Laga Soo Buuxiyay oo Lagu Weerara Magaalada Elazig ee Dalka Turkiga (VIDEO)

Gaari Qarax Laga Soo Buuxiyay oo Lagu Weerara Magaalada Elazig ee Dalka Turkiga (VIDEO)

daajis.com:- Gaari ay saarnaayeen waxyaabaha qarxa ayaa saaka waxa uu ku qaraxay magaalada Elazig ee dalka Tukiga, Gaarigan ayaa la sheegay in loo waday Xarun Booliska uu ku leeyahay magaaladaasi, xilli booliska ay bilaabayeen shaqo maalmeeodkooda.

Qaraxani ayaa waxaa ku geeriyooday dad gaaraya ilaa sadex qof, iyadoo dhaawacuna uu sii caga-cagaynayo dada gaaraya ilaa 97 qof.


Dowladda Turkiga ayaa waxay qaraxani ku eedaysay inay ka danbeeyaan jabhadda gooni u goosadka ah ee PKK, Jabhadani uu madaxda ka yahay Abdullah Ă–calan ayaa dagaalo ku dhufo oo ka dhaqaaq ah kula jirta ciidamada dalka Turkiga.

Isla saaka ayay ahayd markii weerar sidan oo kala ah lagu qaaday xarun boolis oo ku taala magaalo u dhow xadka dalka Iran ee Van, iyadoo halkaasina ay ku dhinteen 3 qof iyadoo halkaasina ay dhaawacmeen dad gaarayo ilaa 40 qof.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada